BARASHADA AFKA HOOYO | Fasalka 1° iiktiriska af Soomaaliga qostyada Hoose /Dhexe bb - AEH 7 BARASHADA AFKA HOOYO BTJX BARASHADA & AKHRISKA AF SOOMAALIGA EE DUGSIYADA HOOSE / DHEXE QORE: MAXAMED XUSEEN HADI SAWIRADA: MURAAD C. MUBARIK JANUARY 1993 OTTAWA, CANADA IFTIINKA AQOONTA Serlee ‘© Copyright 19: By Somali Canadian Cut. Association (SCCA) ALL RIGHTS RESERVED ISBN 0-96999. First Print 1995 Ottawa, Canade N #4 s URURKA DHAQANKA EE SOOMAALIDA REER KANADA SOMALI CANADIAN CULTURAL ASSOCIATION 1719 BANK STREET, SUITE 303. OTTAWA. CANADA. K1V 724. TEL. (613) 526-2075. d to integrate the students while impat ) them the ni preciation of the! he element: nethods appropriate to the various Ik the ideals of LTICULTURALIS at the elementary level is crucial. | Cultural iation (SCCA) was made possible by th pport of the | Board of Education (OBE The Somali curriculum reflect: contribution of many g Curriculum Committee BISMI LAAH] RAXMANNI RAXIIM GOGOLDHIG llaahay (SWT) waxaan ka baryayaa jn uu agoonta inoo kordhiyo, Amiin. Anigoo ka tarjumaya baahida weyn ee loo qabo Barashada Afka Hooyo (Af Soomaali), shibanayaasha, shaqgallada gaaban iyo kuwa dhaa dheerba. Waa llaahay mahadii inaan qorey buuggan oo la magac baxay BTJX Akhriska Af Soomaaliga. Waxaa igu qasbey diyaarinta buuggan, ka dib markaan ogaadey baahida weyn ee faca soo koraya ee Soomaalida qubaha ku sugan, gaar ahaan Wadankan KANADA ay u qabaan barashada Afka hooyo, himiladuna waxay tahay in la isku dubarido manhajkii laga dhigi lahaa Dugsiyada Hiddaha iyo Dhagqanka (Somali Heritage Language Schools), sida ugu fudud ee Barashada Afda Hooyo, qaab ay ubadku jecleystaan 00 xiiso geliya, qaab dareen siiya tayada afkooda hooyo leeyahay dhinac sugaaneed iyo dhinac hiddo & dhaqanba. Baahida loo qabo awgeed, ayaan deg-deg ku sameeyey buuggan oo ku saleysan barashada xuruufta af Soomaaliga. Tusaale: 4. Xaraf kasta wuxuu odhaahdiisa ku bilaabmayaa xarafka la baranayo. 2. Erey ka kaca xarafka la baranayo 00 sawiran. 3. Layliyo akhristaha lagu xaqiijinayo qaabka fahamkiisa ayaa la socda. 4. Layliyo guriga ay U qaadanayaan ardaydu ayaa la socda, si ardaygu uu u helo kalsooni dhinaca akhriska iyo qoristaba. 5. Ereyada qaarkood sheekooyinka ku lamaansan, waxaan ka codsanayaa baraha, waalidiinta iyo qofkasta 00 qaan gaadh ahba, iney ardayga ka caawiyaan erey bixintooda. Waxaan mar labaad llaahay (SWT) ka baryayaa in uu kor inoogu qaado nooleynta afkeena hooyo, uuna fududeeyo ubadkeena barashadiisa iyo ku dhagankiisa, inagana dhigo juwii ku faana ee aan ka faanin. Aamiin. Waxaan si gaar ahaaneed mahad weyn u celinayaa Muraad Cabdalla Mubaarik oo la’aantiis buuggan aanu hirgaleyn, sida hagar la'ahayd ee uu isugu dubariday. Maxamed Xuseen Hadi. XURUUFTA AF, SOOMAALIGU KA KOOBAN YAHAY Be oe Ji Yoo: Da Rr Ss SHsh DHah Co Gg Fr Ooi Mm Nn Ww Hh Yy 2. Shagal Gaaban. Aa Ee i Oo ur 3. Shagal Dheer | AAaa EEee Iii OOoo UUuu cA: Xuruufta Labinlaabm b d eG | m Bala balambaalista Bogorad Bogoradda Tia : Baaskiil ban e baaskiilka Ny (NX : : Beer beerta anna AA AR WADA £ Timir Tufaax ”” Tagoog tagoogta ty Wap ae <1 JililD \ilipbka ’ STE Ht WUT Zhyy = Zul = A Xisaab xisaabta KH kh ‘Khuuro khuurada Khudaar khudaarta Kharidad. Rharidadda